Macluumaad ku saabsan koorsada

Fadlan dukumiintiyadan soo socda horey u soo qaado maalinta ugu horeysa koorsada.

  • Kaarka Aqoonsig (sida Kaarka Qaxootiga, baasaboorka, kaarka Fiisaha)
  • Kaarka Balanta ee ÖIF (Xaqiijinta diiwangelinta Koorsada)

Haddii aad iska diiwaan geliso koorso, waxaad ÖIF ka heli doontaa kaarka Ballanta. Fadlan ogow in iska diiwaangelinta koorsadu qasab tahay. waa maxay taas micnaheedu?

  • Haddii aadan imaan koorsada maalinta ugu horeysa cudur daar la’aan ama sabab la‘aan, laguuma ogolaandoono inaad bilawdid koorsada! Tani waxay la macno tahay in lagaa joojin doono koorsada iyadoon wax cudur daar ah laguu samayn doonin. Waxan kushegeyna inad xaadir ahato malinka ugu horeysa korsada bilabaneyso Hadii lagaa joojiyo Koorsada cudur daar la,aan darteed waxa ka dhigan tahay inaad Koorsada dhigatay oo kale. Ku celcelinta heerka koorso kasta waxay suurtagal tahay ilaa xad xadidan oo kaliya. Sidaa darteed waxaan kugula talineynaa inaad joogtid maalinta ugu horeysa ee koorsada.
  • waa muhiim Inaad si joogta ah oo firfircoon uga qayb qaadato Koorsada. Hadii aanad Koorsada ku iman sabab la’aan, waxay la macno tahay inaad cudurdaar la’aan ku maqan tahay. Waa inaad koorsada joogta ugu yaraan 80 %. Haddii aad xaadirtay wax ka yar 80 %, way kaa khasaaraysaa koorsadaas.
  • Hadii aad korso iska qorto korsadas aadan tagin waxey kadhigantahay iyado kaqasartay. Kucelcelinta heerka korsada aya suurtagal ah hal mar oo kaliya.
  • Haddii aad qaadato ceyrta (AMS, Sooshiyaal.) oo aadan imaan koorsada cudur daar la’aan, waxaa dhici karta in la dhimo lacagta – taasi waxay ka dhigan tahay in aad heli doonto lacag yar ama aan wax lagacaba laguu soo dirin.

Maxaa kula gudboon hadii balanta koorsadu ku dhaafto ama koorsada iska joojisid?

  • Hadii ay ku dhaafto balanta koorsadu, maadaama aad jiranayd markaas waa laguu cudur daari doona, hadii aad warqada dhakhtarka ee cadaynaysa xanuunkaaga u keentid Machadka aad ka dhigatid luuqada.
  • Ma awoodid miyaa inaad koorsada xaadirto, maadaama aad tusaale ahaan xanuunsanaysay waqti dheer ama shaqo bilowday? Saas haday tahay u tag Machadka aad ka dhigato luuqada oo iska jooji koorsada adigoo u sheegaya Cudur daarkaaga. Arintaa ayada ah waxaad u baahantahay inaad keentwarqada Dhakhtarka iyo warqada shaqada.
  • Koorso aya laga diiwangeliyay lakin sababo jiro awged kamaso qeyb gali kartid? Intusan kooraska bilabanin 10 malmod kahor wainad sooshegta si lagaga tirtiro koraska. Waxa laga raba inad latimado sababo ama cudurdar si lagaga tirtiro kooraska sida warqad dhaqtar oo cadeyneysa inad xanunsatahay ama heshis shaqo oo inad shaqo heshay cadeynayo.
  • Hadii aad Korso iska qorto korsadas aadan tagin waxey kadhigantahay iyado ay korsadas kaqasartay. Kucelcelinta heerka korsada ayaa suurtagal ah hal mar oo kaliya.

Aad bay muhiim ugu tahay is-dhexgalkaaga inaad Af-Jarmalka u barato sida ugu dhakhsaha badan ee suurta gal ka ah.

Haddii aad qabtid su’aalo ku saabsan bilawga koorsada, wakhtiyada koorsada ama carruur Haynta intaad koorsada ku jirtid, fadlan si toos ah ula xiriir machadka koorsada. Haddii aad qabto su’aalo dheeraad ah, waxaad sidoo kale wakhti kasta la xiriiri kartaa xarunta isdhexgalka ÖIF.

Chatbot öffnen

About Cookies

This website uses cookies. Those have two functions: On the one hand they are providing basic functionality for this website. On the other hand they allow us to improve our content for you by saving and analyzing anonymized user data. You can redraw your consent to using these cookies at any time. Find more information regarding cookies on our Data Protection Declaration and regarding us on the Imprint.

These cookies are needed for a smooth operation of our website.

Name Purpose Lifetime Type Provider
CookieConsent Saves your consent to using cookies. 1 year HTML Website
fe_typo_user Assigns your browser to a session on the server. session HTTP Website

With the help of these cookies we strive to improve our offer for our users. By means of anonymized data of website users we can optimize the user flow. This enables us to improve ads and website content.

Name Purpose Lifetime Type Provider
_pk_id Used to store a few details about the user such as the unique visitor ID. 13 months HTML Matomo
_pk_ref Used to store the attribution information, the referrer initially used to visit the website. 6 months HTML Matomo
_pk_ses Short lived cookie used to temporarily store data for the visit. 30 minutes HTML Matomo
_pk_cvar Short lived cookie used to temporarily store data for the visit. 30 minutes HTML Matomo
_pk_hsr Short lived cookie used to temporarily store data for the visit. 30 minutes HTML Matomo